Home arrow Siyaasadda | Africa arrow Dowladda Eritrea oo UN-ka ku Eedeeysay Faragelinta Arimaha Soomaaliya
Somaliland Borama Rays Hotel
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:11
Date:05-07-2008
Bosaso, Bari, Puntland, Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:14
Date:05-07-2008
Clay Aiken - Somalia Awareness
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:18
Date:05-07-2008
Mogadishu: 2 July 2008
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:31
Date:04-07-2008
Bob Marley - Africa Unite
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:37
Date:02-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
May 14 2008
Dowladda Eritrea oo UN-ka ku Eedeeysay Faragelinta Arimaha Soomaaliya
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 14 May 2008

Asmara,(insidesomalia.org)- Dowlada Eritrea ayaa Qarmad Midoobey ku eedeeysay in ay kala qeeybineeyso kooxaha ka soo hor jeeda Dowladda Soomaaliya xili shir ay hor keceeyso Qarmada Midoobey uu ka furmay Dalka Jabuti dhawaantan.

Madaxweynaha Wadanka Eritrea Isaias Afwerki oo wareesi gaar ah sinayay wakaalada Wararka ee Reuters, isagoo ku sugan Qasirga Madaxtooyada ee Dalkaasi ayuu ku eedeeyay UN-ka in ay isku Dayeeyso in ay kala qeeybiso Mucaaradka Dowladda Soomaaliya, taasi oo uu sheegay in ay u adeegsatay Wadahadalka Dhawaantani ka Furmay Dalka Jabuti.

“ Anigu Fikarad kama hayo sababta halkaasi loo aadayo waan qeeyb ka mid ah qorshe lagu doonayo in lagu wiiqo Xooga Kooxaha ka soo hor jeeda Dowladda Soomaalia iyo in dhibaatada Dalka ka taagan la sii kordhiyo” ayuu yiri Madaxweeyna Dalka Eritrea Isaias Afwerki.

Dowladda Mareykanka ayaa waxaa ay saaxiib weeyn kula tahay Dowladda Itoobiya la dagaalanka waxa ay ugu yeeraan Argagixisada iyo soo qabashada dadka looga shakiyo kuluglahaanshiyaha Ururka Al Qaacida ee ku sugan Wadanka Soomaaliya.

“Dadka Somalida waa dad Islaam ah waana in ay meesha ka saaraan Siyaasada ku lugta leh Qabiilka, waxaana loo baahan yahay in ay Soomaalida noqdaan kuwo ku xaliya qilaafkooda Diinta Islaamka”ayuu intaa raaciyay Isaias Afwerki.

Waxaana uu Si weeyn u eedeeyay Shirka ka Soconaya magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti kaasi oo uu ku Tilmamay In uu yahay mid majaraha loogu laabayo Jiritaanka Qaranimada Soomaaliya.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >